DUQA NEW YORK OO KU DHAWAAQAY…

DUQA MAGAALADDA NEW YORK ERIC ADAMS.

(WASHINGTON)-Duqa New Yorka ee dalkaasi Maraykanka Eric Adams ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah maanta oo Jimca ah isagoo u sababeeyey in dad Muhaajiriin ah eey ku soo jabeen magaaladda New York oo ah magaaladda ugu weyn uu duq magaalo ka yahay qof ka socdo xisbiga Jamhuriga. New York ayaa hadda ah magaalo eey ka jirto”Xaalad Dhibaato” waayo in ka badan 61,000-qofood aan haysan guryo eey ku noolaadaan 17,000-qofood oo dadkaas ka mida ayaa ah dad megengalyo doon ah,dadkaan ayaa bilihii la soo dhaafay soo gaarayey magaaladda New York ee dalkaasi Maraykanka ayagoo ka imaanaayey qeybo kale oo ka mida dalka Maraykanka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAACISH LAGU DILAY SUURIYA.

Next
Next

SAFAARADDA IRAAN OO LA WEERARAY.