CIRAAQ OO RABTA DIB U SOO NOLAYNTA WADA HADALADA…
RW-AL-KAADIMI.
(JEDDAH)-Ilaaliyaha ahne Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Mustafa Al-Kaadimi kaaso dalkiisa eey la degeen dhibaatooyin siyaasadeed ayaa yiri”Ciraaq waxa danaynaysaa ineey horay u sii socoto isu soo dhawaanshaha u dhexeyso wadamada Sacuudiga iyo Iraan si loo dejiyo siyaasadda kacsan waqtigaan kana jirto gobolka bariga dhexe. RW-Al-Kaadimi oo shalay galab la hadlaayey wakaaladda wararka ee ASSOCIATED PRESS ayaa sheegay in dalka Ciraaq qorsheynaayo inuu ilaaliyo kaalintiisa martigelineed ee wada hadaladda u dhexeeyo labada dal ee deriska ku ah bariga dhexe kuwaaso isaga soo horjeedo banaanka dalka Ciraaq sababi karta inuu si joogta ah ugu yimaado Shalal.
ISHA WARKA AP.