IRAAN OO DACWAD KA AH XUKUN…
EHELKII DADKII EEY IRAAN XASUUQDAY.
(STOCHOLM)-Safiirka dalka Iraan u fadhiya dalka Sweden ayaa warqad cabasha ah u gudbiyey Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Sweden,cabashada safiirka ayaa ku saabsan xukun eey dawladda Swden ku riday nin reer Iraan ah kaaso lagu xukumay xabsi daa’in ah,waxaane ninkaan reer Iraan loo haystaa inuu qeyb ka haay dil baahsan oo ka dhacay gudaha dalka Iraan loona gaystay dad maxaabis ahaay waqtigii uu socday dagaalkii u dhexeeyey dalalka Ciraaq iyo Iraan sannadkii 1980-kii.
ISHA WARKA AP.