DUDLA WAA URUR GUMAADA AJANIBTA JOOGTA KOONFUR AFRIKA.

SAWIR AJANIBTA KU XIRAN KOONFUR AFRIKA.

(JOHANNESBURG)-Waxaan in badan maqalnay kana daawanay Tv-yada gudaha dalka Soomaaliya iyo kuwa caalamaiga ah iyaga oo ka hadlaayo dhibaatooyinka lagu haayo dadka soo gelootiga ah ee ku suga dalka Koonfur Afrika eeyna ka mid tahay Soomaalida,hadaba xafiisk Qaramada Middobay u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ayaa maalintii shalay oo Jimca ahayd camabaareeyey wararka sheegaayo ineey si deg deg ah u kordheen dhibaatooyinka lala beegsado dadka Ajnabiga ah ee aan u dhallan dalka Koonfur Afrika waxaane lagu baaqay isla xisaabtan sare in lagu sameeyn doono cida ka dambayso arrintaas. Khubaro ayaa sheegtay nacaybka Ajnabiga kana jirta Koonfur Afrika ineey sii kordheeyso waqti eey jirto feejignaan aad u sareysa,waxaane la soo ogaaday in gudaha dalka Koonfur Afrika uu ka jiro urur hubaysan lana yiraahdo Dudula kaaso diyaarsaday ciidamo lidi ku ah dadka soo gelootiga ah kuna suga dalka Koonfur Afrika.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

CIRAAQ OO RABTA DIB U SOO NOLAYNTA WADA HADALADA…

Next
Next

MAALI OO DALKEEDA KA ERYEYSA…