CIIDAMADDA DAWLADDA SOMALIA OO DILAY 100-MALESHIYA AH.

(SAWIRKA)-MALEESHIYADA ALSHABAAB.

(SOMALIA)-Ugu yaraan boqol maleeshiyo kana tirsan kooxda argagixisada Alshabaab ayna ku jiraan horjoogayaal sare ayaa lagu dilay hawlgal ciidan oo la dhacay bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya shalay oo Jimca ahayd, weerarkaan ayaa si gaar ah waxa uu uga dhacay dhulka hawdka ah ee u dhexeeyo goboladda Shabeeladda dhexe iyo Galgaduud. Sida ey sheegtay Wasaaradda G/dhiga Soomaaliya maleeshiyaadka Alshabaab ayaa isku aruursanaayey degaan lagu sheegay magaciisa Ceel bacad kana tirsan G/shabeeladda dhexe.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

25-QOFOOD OO KU DHIMATAY QARAX KA DHACAY PAKISTAN.

Next
Next

MIDAW AFRIKA IYO MIDAWGA YURUB MAXAY KA QAADI KARAAN NIGER?