25-QOFOOD OO KU DHIMATAY QARAX KA DHACAY PAKISTAN.

(SAWIRKA)AMBULANCE LAGU GURAAYO DADKII DHAAWACMAY.

(PESHAWAR)-Ugu yaraan 25-qofood ayaa ku dhimatay tiro kale oo dad ahne waa ey dhaawacmeen maanta oo Aaxad ah ka dib markii bam uu ku qarxay isu soo bax uu sameynaayey Xisbi siyaasadeed Waqooyi-Bari dalka Pakistan,sidaas waxaa xaqiijiyey saraakii ka tirsan booliska dalka Pakistan. Bamka ayaa qarxay waqti uu socday isu soo baxa uu soo agaasimamay Xisbiga Garabka Midig ee Pakistan ee la yiraahdo”Jamaacatul Culama’a El-Islaam”gudaha magaaladda Bajuar ee ku taalo xuduuda uu dalka Pakistan la leeyahay dalka Afgaanistaan,sidaas waxaa warbaahinta u sheegay afhayeenka booliska magaaladda Bajaur Maxamed Israr.

ISHA/ARABIC NEWS.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

AFTI LAGA QAADAYO SHACABKA AFRIKADA…

Next
Next

CIIDAMADDA DAWLADDA SOMALIA OO DILAY 100-MALESHIYA AH.