CIIDAMADA ISRAEL OO DILAY DAD GARAYO…
MEYDAD LAGA SOO GURAAYO GURYAHA.
(NABULS)-Tirada dhimashada ee ka dhalatay hawlgalkii ey ciidamada Israel ku qaadeen magaalada Nablus ee daanta Galbeed ayey tirada dhimashada kor u kacday waxa eyna gaartay ilaa 11-qofood maanta oo Arbaca ah. Qoraal ey soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa lagu sheegay in Canaan Shawkat oo 66-jir ah oo la ildarnaay Gaaska dadka kaga ilmeysiyo uu neefsaday ayaa ku geeriyooday Isbitaalka.
ISHA WARKA AA.