TIRADA DADKA KA QAXAY LAASCANOD OO…

DADKII KA SOO QAXAY DAGAALKA LAASCAANOOD.

(MUQDISHO)-Hayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ka badan 83-kun qofood oo shacab ah iney ka carareen rabshadaha ka socdo magaalada ku taalo Waqooyiga Soomaaliya ee Laascaanood ee gaaray dhulka Soomaalida Itoobiya(DDS)-ta. “Iska horimaadyada ka socdo magaalada Laascanod ayaa sabab u noqday iney korodho tirada dadka ka cararaayo guryahooda waxa eyna tiradoodu ku dhawdahay 83-kun qofood waane inta ka talaabtay xuduudka Doolo ee Dawlad Degaanka Soomaaliyeed(DDS)-ta bishii la soo dhaafay”,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ey soo saartay Hayada qaxootiga ee UNHCR shalay oo Talaada ahayd.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CIIDAMADA ISRAEL OO DILAY DAD GARAYO…

Next
Next

JILL BIDEN OO BOQANAYSA AFRIKA…