44,218-QOFOOD AYAA KU DHIMATAY DALKA….

BURBURKII DHULAGRIIRKA TURKIGA.

(ISTANBUL)-Ugu yaraan 44,218-qofood ayaa ku dhimatay labadii dhulgariir ee xooga badnaay ee ku dhuftay Koonfurta dalka Turkiga 6/2/23-ka,sidaas waxaa sheegtay Hayada Maamusho Musiiboyinka ee dalka Turkiga maanta oo Jimca ah. Madaxweynaha Maamulka Musiibooyinka iyo gargaarka deg dega ah(AFAD) qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay dhulagriirkii ku dhuftay bartamaha gobolka Kahramanmaras waxaa kaligiis ku dhintay dad gaaraayo 9,136-qofood.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAALGELIYIHI XIZBULLAH OO LA QABTAY.

Next
Next

CIIDAMADA ISRAEL OO DILAY DAD GARAYO…