CEELBUUR: HORJOOGE SARE OO LA DILAY.

(SAWIRKA)-MALEESHIYAADKA ALSHABAAB.

(CEELBUUR)-Wararka inaga soo gaarayo degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ee Dawlad Goboleedka Galmudu ayaa sheegayo in galabnimadii maanta oo Sabti ah(23/9/23)-ka uu halkaasi ka dhacay weerar dhinac cirka ah oo ey fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha wedin(Drones)-ka ey iska leeyihiin saaxibadda Soomaaliya ka taageero la dagaalanka kooxda Alshabaab,weerarka maanta dhacay ayaa lala beegsaday madaxii Maaliyadda ee kooxda Alshabaab ee Gobolka Galgaduud kaaso magaciisa lagu soo koobay Sahal. Weerarka ayaa galaaftay horjooge Sahal iyo dhammaan ilaaladiisa la joogtay degmada Ceelbuur.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GEN.AUSTIN.

Next
Next

ALSHABAAB LAGU DUQEEYEY GALMUDUG.