MW-XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GEN.AUSTIN.

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO XOGHAYAHA GAASHAANDHIGA MARAYKANKA AUSTIN.

(JABUTI)-Wararka ka imanayo dalka Jabuuti ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta halkaasi kula kulmay Xoghayaha Gaashaandhiga dalka Maraykanka Gen.Lloyd Austin oo soo gaaray dalka Jabuti maanta oo Axad ah(24/9/23)-ka,labada masuul ayaa waxa ey ka wada hadleen arrimo la xiriiro iskaashiga labada dal ee dhinaca la dagaalanka kooxda Alshabab,Abaaraha iyo caafimaadka. Dalka Maraykanka ayaa ah dalka ugu taageero bixin badan wadamada taageero Soomaaliya marka laga fiiriyo dhinaca la dagaalanka Argagixisada.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ALSHABAAB OO LAGU WEERARAY DHAGAXDHEER.

Next
Next

CEELBUUR: HORJOOGE SARE OO LA DILAY.