ALSHABAAB LAGU DUQEEYEY GALMUDUG.

(SAWIRA)-MALEESHIYAADKA ALSHABAAB.

(GALMUDUG)-Wararka ka imaanayo maamulka Galmudug ayaa sheegayo in halkaasi uu ka dhacay weerar dhinaca cirka ah kaaso lagu qaaday goobo ey ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka wada tirsan kooxda Alshabaab,weerarada oo dhacay maanta oo Sabti ah(23/9/23/)-ka ayaa waxa ey ka kala dheceen degaanada kala ah Miliqo iyo Balaaldheer oo ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Weeraradaan ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay Alshabaab gaarayo ilaa 27-maleeshiyo laguna dhaawacay tiro intaas ka badan,Alshabaabka la weeraray ayaa ku sugnaay seddex xero oo lagu diyaarinaayey maleeshiyaad weeraro ku qaado ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed kuna kala sugan Galgaduud iyo Mudug.

ISHA/HIIRAAN.

HALKANKA SI AKHRISO.

Previous
Previous

CEELBUUR: HORJOOGE SARE OO LA DILAY.

Next
Next

QARAX KA DHACAY BELED WEYNE.