CAALAMKA OO DHAN AYAA LAGA CAMBAAREYEY ISRA’IIL.

(SAWIR)-KA.WEERARKII RAFAX.

(RAFAH)-Isra’iil ayaa maanta oo Isniin ah la kulanta mawjaddo cambaareyn caalami ah oo ku saasban weerarka ey masuuliyiinta Gaza ku sheegeen iney ku dhinteen 45-Qof ka dib markii Isra’iil ey dab qabadsiisay magaalo teendho ah ey ku nool yihiin Falastiiniyiin soo barakacday. Isra’iil waxay sheegtay iney eegeyso “Shilkaan naxdinta leh” iyo saameynta uu ku yeeshay dadka rayidka ah ka dib dhacdadii ugu dambeysay ee khasaaraha badan ee dagaalka Marinka Gaza oo socday tan iyo Oktoobar todobadeed-2023-kii. Xiisadda dagaalka Gaza waxaa kor u sii kiciyey ka dib markii Isra’iil ey weerar ku qaaday magaaladda Rafax horaantii bishaan,Mileteriga Masar iyo Isra’iil ayaa soo sheegay iney dhacda toogasho Isniinta maanta ah waxaane la dilay askeri reer Masar ah oo ku sugnaay xadka u dhexeeyo Masar iyo Koonfurta Marinka Gaza.

ISHA/YAHOO.

SII AKHRI.

Previous
Previous

GEN.MAADEEY OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEEN.

Next
Next

RABASHADO KA DHACAY GAROON KU YAALO FARANSA.