BOOLISKA JARMALKA OO SOO BADBAADIYEY DAD…

BOOLISK JARMALKA.

(BERLIN)-Booliska dalka Jarmalka ayaa sheegay ineey ka cabsi qabaan in ninka hubaysan uu afduub u gaysto dadka ka adeeganaayo suuqa uu soo galay”supermarket” kuna yaalo bariga dalkaasi Jarmalka magaaladda Dresden maanta oo Sabti ah. “Waxa aan xirnay nin hubaysan oo 40-jir ah waxaane laga soo furtay laba qofood oo u afduubnaay waane ey bad qabaan hadda” sidaas waxaa warbaahinta u sheegay afhayeenka Booliska Thomas Geithner isagoo ku sugan goobta ey wax ka dheceen.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SARKAAL TOOGASHO GAYASTAY 1980-KII.

Next
Next

BOOLISKA BILJAM OO XIRAY…