BOOLISKA BILJAM OO XIRAY…

EU-DA.

(ANKARA)-Waxa aan horay idiinla wadaagay arrin ku saabsan Musuq ka jira baarlamaanka wadamadda Yurub ee fadhigiisu yahay Brussels ee dalka Biljam,hadaba waxaa soo baxay warar shegaayo in ku xigeenka baarlamaanka Qaaradda Yurub in lagu xiray caadimadda dalka Biljam ee Brussels shalay oo Jimca ahayd,haweneydaan ku xigeenka ahayd ayaa ku eedeysan arrimo la xiriiro Musuq sidaas waxaa soo tebiyey warbaahinta gudaha dalka Biljam iyo tan reer Yurub. Eva kaili,ayaa ka mid 14-ka madaxweyne ku xigeen ee sharci dejiyeyaasha Qaaradda Yurub waxa eyna ka timid xisbiga bidixda-dhexe ee PASOKKANOL ee dalkaasi Giriiga, Eva ayaa waxaa xiray booliska dalka Biljam ka dib markii ey ka raadiyeen gurigeed,sidaas waxaa daabacay wargayska Daily Le Soir ee dalka Biljam.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKJRI.

Previous
Previous

BOOLISKA JARMALKA OO SOO BADBAADIYEY DAD…

Next
Next

GOBOLKA GEDO IYO RABSHADAHA WELI KA TAAGAN.