SARKAAL TOOGASHO GAYASTAY 1980-KII.

XABSIGA MARAYKANKA.

(KANSAS)-Nin u dhashay gobolka Kansas ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo edeeyey inuu gaystay toogasho ey ku dhimatay gabar ardayad ahayd taaso baranaysay kalkaaliya caafimaad sannadkii 1980-kii ka dib markii baarayaashu ey dib u baareen dhimashada gebertaan la toogtay waxa eyna baarayaashu heleen cademo cusub,sidaas waxaa sheegay masuuliyiinta gobolka Kansas ee dalka Maraykanka. Baarayal ka socday Kansas Bureau Investigation(KBI) ayaa soo xiray Steven Hans oo 68-jir ah waxa eyna ka soo xireen degmada Burden maalintii Khamiista ee ina soo dhaaftay,waxaane ninkaan la soo xiray lagu soo edeeyey inuu gaystay dilka darajadiisa labaad ee dhimashada Mary Robin walter taaso ahayd xaas,hooyo iyo ardayad dhigata dugsiga caafimaadka markii la dilaayey,Brain oo ah afhayenka qeybta booliska qaabilsan xabsiyadda dalka Maraykanka Shariff Borton ayaa shir jaraa’id ka sheegay shalay oo Jimca ahayd,lacagta looga dhigi karo damaanad ahaa ayaa lagu shegay ineey dhan tahay $500-kun.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NIN TALYAANI AH OO KU XIRAN IMAARAATKA…

Next
Next

BOOLISKA JARMALKA OO SOO BADBAADIYEY DAD…