BOOLISKA INGIRIISKA OO XIRAY…

BOOLISKA INGIRIISKA OO KA HORTEGAY RABSHADO EY SAMEYNAYEEN XAGJIRADA MIDIGTA FOG.(SAWIRKA).

(LONDON)-Booliska dalka Ingiriiska ayaa xabsiga u taxaabay seddex qofood galabnimadii shalay oo Jimca ahayd ka dib markii ey banaanbax ku sameyeen banaanka Hotel ey degan yihiin dad Qaxooti ah oo megengalyo doon ah waxa uuna banaabaxu isu bedelay rabshado. Dadka sameynayo banaanbaxayo oo ahaay kuwa ah xagjirka midigta fog ayaa askarta ku tuuray waxyaabaha Qarxa waxa eyna waxyeelo ka soo gaartay baabuur ey lahaayeen ciidamadda booliska dalka Ingiriiska,banaanbaxa ayaa markii hore ku bilawday si nabad ah,banaanbax la mida midka ka dhacay London ayaa waxa uu ka dhacay Knowsley oo u dhaw magaaladda Liverpool ee dhacda Waqooyi-Galbeed dalka Ingiriiska.

ISHA WARKA AFP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

$84-MILYAN EY CODSADEEN HAYADO…

Next
Next

MALESHIYAD KA AMAR QAATA PUNTLAND OO WEERARAY…