$84-MILYAN EY CODSADEEN HAYADO…
(NAIROBI)-Dalalka Itoobiya,Soomaaliya,Jabuuti,Yeman iyo 48-hayadood oo ka tirsan Qaramada Midoobay iyo hayadaha aan dawliga ahayn(NGO) ayaa Arbacadii codsaday $48-Milyan oo doolar oo ey ku kaalmeynayaan dad gaaraayo1.5-Milyan oo muhaajiriin ah kuna sugan Bariga Afrika. Qoraal ey ka soo saareen caasimadda Kenya ee Nairobi hayadaha socdaalka ama hayada caalamiga ah ee socdaalka(IOM) ayaa sheegay in waqtigaan la joogo geedi yihiin in ka badan 45-kun Muhaajir ayagoo sii maraayo wadiiqoyin ayaa u baahan kaalmo.
ISHA WARKA AA.