MALESHIYAD KA AMAR QAATA PUNTLAND OO WEERARAY…

SOMALIA.

(SOMALIA)-Wararka ka imaanayo magaalada Laascanod ee gobolka Sool maamulka Somaliland ayaa maanta waxaa dib uga qarxay dagaal u dhexeeyo maleeshiyad ka yimid Puntland iyo ciidamada amaanka Somaliland,dagaalka Laascanod ayaa maanta waxa uu galay maalintiisii lixaad waxa eyna xukuumadda Somaliland shalay ku dhawaaqday Xabad joojin iyo in la iskugu yimaado miiska wada hadaladda balse taasi ma eysan dhicin oo waxaa ka biya diiday Maleeshiyaadka Puntland oo raba in dagaalka Laascanod uu noqdo mid yeesha qaab Qabiil halkaasne ey ka dhalato qalalaaso siyaasadeed oo lagu carqaladeynaayo Horumarka laga gaaray dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab.Wakaalada Wararka ee AFP ayaa arrintaan Laascaanod wax ka qortay.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

BOOLISKA INGIRIISKA OO XIRAY…

Next
Next

SACUUDIGA OO RABA INUU MARTIGELIYO…