BILAHA MAY-JUNE-2022-KA TOOGASHADII KA..
WAA GABAR YAR WAALIDKEED KU DHINTAY TOOGASHO
(USA)-Dalka Maraykanka waxaa ka dhacay toogashooyin is xig xiga marka laga soo bilaabo bishii hore ee Meey-2022-ka ilaa bishaan aan hadda ku jirno ee June-2022-ka. Wakaaladda wararka caalamiga ah lagana leeyahay dalkaasi Maraykanka ee Associated Press ayaa soo koobtay toogashooyinkii dhacay iyo goobihii eey ka dheceen iyo cidda wax ku noqotay toogashadaas,waxaa kaloo eey wakaaladda wararka AP xustay magacyada dadkii ku dhintay iyo dadka laayey.
ISHA ARKA AP.