BEESHA XAWAADLE OO U DIYAAR AH WEJIGA LABAAD EE..

(SAWIRKA)-MACAAWISLEYDA BEESHA XAWAADLE.

(HIIRAAN)-Sida laga soo xigtay goobjooyaal ku sugan gudaha magaaladda B/weyne ee Gobolka Hiiraan bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaayo in hogaanka dhaqanka ee beesha Xawaadle gaareen go’aan cad kuna saabsan la dagaalanka kooxda Alshabaab ee Wabiga Jiinkiisa,degaanada saaran Wabiga Jiinkiisa ayaa ah halka ey kooxda Alshabaab isaga kala gudubto dhulka u dhexeeyo maamuladda H/shabeele iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya si ey dhibaato uga gaystaan Goboladda Sh/dhexe iyo Galgaduud. Hogaanka degaqanka ee beesha Xawaadle ee gaaray go’aanka ayaa sheegay in hawlgalkoodu uu bilaaban doon marka la bilaabo wejiga labaad ee la dagaalanka kooxda Alshabaab,waxaane hadda gabagaba ah wejigii koobaad ee la dagaalanka kooxda Alshabaab, waxa uuna wejiga koobaad gaar u yahay maamuladda Galmudug iyo H/shabeele.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HOGAAMIYE CALI JEYTE OO SI FIICAN LOOGU SOO…

Next
Next

TOBAN SANO KA HORAY MAXAA KA DHACAY NAIROBI?