HOGAAMIYE CALI JEYTE OO SI FIICAN LOOGU SOO…

(SAWIRKA)-HOGAAMIYE CALI JEYTE OO GAARAY DHUUSAMAREEB.

(DH/MAREEB)-Wararka inaga soo gaarayo caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaayo inuu halkaasi maanta oo Khamiis ah(21/9/23)-ka uu gaaray halgamaa Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi balaaran uu hogaaminaayo,ujeedada safarka Hogaamiye Cali Jeyte ayaa lagu sheegay inuu salka ku haayo dardar gelinta dagaalka looga soo horjeedo kooxda Alshabaab ee hadda ka socdo maamuladda H/shabeele iyo Galmudug. Hogaamiye Cali Jeyte ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxa ku sugnaay magaaladda Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaaso uu ka weday abaabul ka dhan ah kooxda Alshabaab iyo inuu halkaasi kulan kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Md.Dr.Xasan Sheekh Maxamuud.

ISHA/HIIRAAN ONLINE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

55-XERO BARAKACAYAAL OO LA LUNSADAY GARGAARKOODII.

Next
Next

BEESHA XAWAADLE OO U DIYAAR AH WEJIGA LABAAD EE..