Beesha caalamka oo ka…

beesha.jpg

Beesha caalamka ayaa walaac xoogan ka muujisay dhacdadii maalintii sabitida 25/7/2020-ka ka dhacday gudaha baarlamaanka federaalka soomaaliyeed,dhacdadaas ayaa waxaa xilka looga qaaday R/W-khayre waxayne beesha caalamka ka digeen in dalka soomaaliya eey ka dhacdo doorasho aan la isku raacsanayn.”Saaxibadda soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa waxa eey muujinaayaan walaac iyo rajo adag eey ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee soo kordhay dhawaan kana mid tahay arrintii ka dhacday baarlamaanka federaalka soomaaliyeed,mana wiiqi doonto dadaalka loogu jiro is-faham siyaasadeed oo la wada ogol yahay go’aan ka gaaridda doorashooyin waqtigooda ku dhaca oo aan carqaladeyn dooninajandaha dib u habaynta soomaaliya ama aaneey abuuri doonin xasilooni darro dib u dhac ku keeni karta guulihii ilaa hadda la gaaray” waa qeyb ka mida qoraalkii ka soo baxay beesha caalamka,si aad uga bogatid qoraalka ka soo baxay beesha caalamka kuna qoran afka Ingiriiska ka akhriso link-ga.

Halkaan ka akhriso:

Previous
Previous

Nin baxsad ahaay oo…

Next
Next

Alshabaab mase….