Nin baxsad ahaay oo…
Nin la doondoonaayey fakadne ka ahaay gudaha Maraykanka ayaa lagu xiray garoonka Moi ee ku yaalo magaaladda Mombasa ee dalka Kenya.Abubakar Masuur Maxamed Sururi waa 60-jir asal ahaane ka soo jeedo dalkaas Yemen balse haysta dhalashada dalka Kenya,gudaha dalka Maraykanka waxaa looga eedayhaa inuu yahay shaqsi ka ganacsada daroogada balse Abubakar waxaa intaas u dheer oo lagu eedayhaa inuu sameeyo ganacsi aan sharci ahayn kana sameeyo faanta maroodiga iyo wiyisha waxaane arrintaan Abubakar ku haysto hayadaha ilaaliyo xuquuqda duurjoogta caalamka,Abubakar ayaa sheegay in mar laga qabtay guri ku yaalo Kawale ee uu ku dhumaalaysanaayey Abubakar markaas ka dib ayuu baxsaday dalka Tanzaniya ka hor inta uusan u safrin dalalka Koongo iyo Yemen,