ARDAY LA HELAY MEYDADKOODA.

SAWIRKA DADKII DUL TEGAY MEYDADKA AFARTA ARDAY.

(SPOKANE-WASH)-Afar arday oo dhigato Jaamicadda Idaho ayaa meydadkooda laga dhex helay guri ey ka ijaarteen dhismo u dhaw Jaamicadda ,afartaan arday ayaa dilkooda loo adeegsaday Mindi ayagoo jiifa sariirahooda markii uu dhacayey weerarka sidaas waxaa warbaahinta la wadaagay takhtarkii baaray meydadka ardayda kana tirsan degmada Spokane.Takhtarada baartay meydadka afarta arday ee la dilay Cathy Mabbutt ayaa sidoo kale u warantay warbaahinta NEWS NATION maalintii Khamiista sheegtayne in dhibane kasta kana mida afarta arday uu u geeriyooday dhawr Mindi oo ku dhacday waxaane korkooda ka muuqday dhaawacyo aad u waa weyn ey mindidu gaarsiisay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WADAMADA KU HADLO AFKA FARANSIISKA OO SHIR UGA FURMAY…

Next
Next

SOMALIYA OO LA KORDHIYEY WAQTIGA CUNAQABTEYNTA HUBKA…