7-HORJOOGE OO ALSHABAAB AH OO LAGU DILAY…

(SAWIRKA)-KOOXDA ALSHABAAB.

(RUUN-NIRGOOD)-Wararka ka imaanaayo degmada Ruun-nirgood ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaayo in aagaasi uu maanta oo Jimca ah(15/7/23)-ka ka dhacay weerar dhinac cirka ah oo lala beegsaday horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab, tirada horjoogayaasha weerarka lala beegsaday ayaa dhan todobo horjooge,hadaba Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa shaacisay magacyada todobada horjooge ee ka tirsan kooxda Alshabaab ee weerarka cirka lagu dilay. Dawladda Federaaka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in hawlgal qorsheysan ey fuliyeen CXDS iyo Saaxibadda Caalamka uu ka dhacay degaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan Degmada Ruun-nirgood ee Gobolka Shabeeladda Dhexe,weerarka ayaana lagu lagu khaarijiyey horjoogayaal muhiim u ahaay kooxda AL-shabaab.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAAN KA NAQAAN SEN.QEYBDIID IYO XILDHIB.DHABANACAD?

Next
Next

QOORQOOR OO BIXIYEY BILAD GEESINIMO.