MAXAAN KA NAQAAN SEN.QEYBDIID IYO XILDHIB.DHABANACAD?

(SAWIRKA)-SENITAR QEYBDIID IYO XILDHIBAAN DHABANACAD.

(MUQDISHO)-Aroornimadii saakay oo Jimca ahayd kuna beegan 15/9/23-ka ayaa waxaa weerar loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa lagu weeraray guri ey ku wada sugnaayeen MW-QoorQoor,Senitar Cabdi Qeybdiid iyo Xildhibaan Dhabanacad,weerarka ayaa waxaa fashiliyey haleeyeo ka tirsan CXDS waxaane halkaasi uga shahiiday laba sarkaal Axmed-Fiiqane iyo Maxamed Cumar Xasan waxaane ku dhaawacmay dhawr kale oo askar ah kana wada tirsan CXDS. Hadaba laanta Afk Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa waxa ey wax ka qortay snitar Cabdi Qeybdiid iyo Xildhibaan Dhabanacad oo labaduba ka wada tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KORORKA TIRADA SOOMAALIDA-KENYA.

Next
Next

7-HORJOOGE OO ALSHABAAB AH OO LAGU DILAY…