QOORQOOR OO BIXIYEY BILAD GEESINIMO.

(SAWIRKA)-WAA LABADII SHAHIID EE MAANT FASHILIYEY WEERARKII ALSHABAAB KU DOONAYSAY INEY KU DILAAN QOORQOOR,QEYBDIID IYO DHABANACAD.

(DH/MAREEB)-War hadda inaga soo gaaray xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa sheegaayo in Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye(QoorQoor) uu maanta gudoonsiiyey Bilad Geesinimo tan ugu sareeyso ee laga bixiyo Dawlad Goboleedka Galmudug,biladaan uu bixiyey Madaxweyne QoorQoor ayaa waxaa la siiyey labadii sarkaal ee saakay si naf huranima ah uga hortegay weerarkii ismiidaaminta ahaay ee la rabay in lagu khaarijiyo masuuliyiin ka kala tirsan Galmudug iyo DFS,si kastaba ha ahaatee,Biladda Geesinimo ayaa waxaa la kala siiyey Shahiid Axmed-Fiiqane iyo Shahiid Maxamed Cumar Xasan oo labaduba fashilyey Qaraxii weynaay ey Alshabaab soo maleegeen.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

7-HORJOOGE OO ALSHABAAB AH OO LAGU DILAY…

Next
Next

QOORQOOR OO KA BADBAADAY ISKU DAY DIL.