52-QOFOOD AYAA KU DHIMATAY SHIL KA DHACAY…

(ASAWIRKA)-BAABUUR KU QALIBMAY KENYA.

(NAIROBI)-Galbeedka dalka Kenya waxaa ka dhacay shil baabuur midkii ugu xumaay ee ka dhaca dalkaasi,shilkaan ayaa waxaa sababay baabuur siday xamuul kana soo shiraacday dalka Rwanda kuna soo socday dalka Kenya si uu halkaasi ugu dejiyo badeecadda uu sido,nasiib darase wadihii weday baabuurka siday xamuulka ayaa awoodi kari waayey inuu joojiyo baabuurka waxa uuna dul marsiiyey baabbur yar-yar iyo mootooyin ey dad saarnaayeen,shilkaan ayaa ilaa hadda waxaa la soo helay meydad gaaraayo ilaa 52-qofood waxaane isbitaaladda la dhaigay dad dhan 30-qofood oo qaba dhaawcyo kala duwan.

ISHA WARKA NEWROOMS.

HALKAAN KA SII AKRISO.

Previous
Previous

HAYADA UNHCR OO KU DHEGAN EU-DA.

Next
Next

FARANSIISKA OO GALAY XAALAD AMNI OO ADAG.