HAYADA UNHCR OO KU DHEGAN EU-DA.

(SAWIRKA)-HARAAGII DOONIDII KU GADOONTA GIRIIGA.

(ANKARA)-Hayada Qaramada Midoobe u qaabilsan qaxootiga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano”UNHCR'‘ ayaa si adag waxa ey uga hadashay dhacdadii aadka u xumeed ee ka dhacday badda Miditereniyaanka taaso ahayd mid aad muruga u leh. Dooni siday in ka badan 500-muhaajir ayaa ku gadoontay baddaasi waxaa ilaa hadda la al’ayahay dad fara badan meel ey u dambeeyeen raq iyo ruuxba,Midawga Yurub oo iska leh masuuliyadda badda Miditereniyanka ayaa waxaa ku dhegan UNHCR-ta bacdamaa dadka le’eday ey ahaayeen dad magangalyo doon doonaayeyne iney soo galaan Qaaradda Yurub.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DALKA IMAARAATKA OO HAWLGAL KA SAMEYEY SOMALIA.

Next
Next

52-QOFOOD AYAA KU DHIMATAY SHIL KA DHACAY…