250-TAHRIIBEYAAL AH OO LAGU QABTAY…

MUHAAJIRIIN LAGU QABTAY DALKA TURKIGA.

(ISTANBUL)-Ciidamadda dalka Turkiga ayaa qabtay 250-Muhaajir oo aan sharci ahayn ka dib amrkii la sameeyey hawlgal ka dhacay guud ahaan dalka Turkiga,sidaas waxaa lagu sheegay il wareed amni maanta oo Isniin ah. Koox ilaalada xeebaha ah kana hawlgasho xeebaha degmada Ayvalik ee gobolka Balikesir ka dib markii la ogaadeen dad ajaanib ah oo dul saaran doon marka loo fiiriyo hadalka taliska ilaalada xeebaha dalka Turkiga,dadkaan ey siday doonta ayaa isku dayaayey ineey u gudbaan Jazeerada dalka Giriiga Lesbos(Midilli).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ASKERI ISRAA’IILI AH OO LAGU DILAY BARIGA QUDUS.

Next
Next

EBRAHIM RAISi OO BOQANAAYO…