(SAWRKA)-KULEYLKA SIYAASDDA SOOAALIYA.

(MUQDISHO)-Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15/5/2022-kii isna uu magacaabay Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre waxaa bilaabatay colaad xoogan oo loo haayo Reysal Wasaare Xamse colaadaaso ka imaaneysay dhinaca maamulka Puntland,waxaane si aan caadi ahayn geed dheer u sii koray maamulka Soomaaliland oo isagu horay u sheegay inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale. Waxaa qabsoomay dhawr shir ey isugu yimaadeen maamuladda “Jubaland,Koonfur Galbeed,H/shabeele iyo Gobolka Banaadir”,kulanadaasi ayaa waxaa ka soo baxay war Murtiyeedyo u dan ah Hogaamiyeyaasha dawlad Goboleedyadda oo waxaa loo kordhiyey muddo xileedkooda ka dhammaaday,balse waxaa shirarkaasi ka maqnaay maamulka Puntland oo ka careysnaay xilka la siiyey RW-Xamse. Madaxweynaha dawlad Goboleedka Jubaland Md.Axmed Madoobe ayaa shirkii ugu dambeeyey ee Golaha Wadatashiga Qaranka isaga baxay isagoo ku andacooday iney ka maqan yihiin Puntland iyo Soomaaliland iyo inaan la cadeyn maqaamka SSC-Khatumo,waxa uuna shirkii galay hakad oo lagama soo saarin wax War Murtiyeed ah kuna aadan Doorashooyinka dalka ka dhacaayo waqtiyadda soo socdo. Hadaba Kuleylka Siyaasadeed ee dalka muxuu u gaaray meel sare?

ISHA-DAWAN TV.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

NIGERIA OO QAADACDAY KULANKII….

Next
Next

GUDOOMIYE YABOOH OO U…