LA TALIYE SARE OO IRAANI AH OO LAGU DILAY SURIYA.
(SYRIA)-Dagaaladda u dhexeeyo Ciidamadda Suriya iyo mucaardka ayaa weli ka socdo dalkaasi,dagaalka ayaa waxa qeyb ka ah Maleeshiyaad ey taageerto Iraan oo ka barbar dagaalamaayo ciidamadda dawladda Suriya,waxa uuna dagaalka si xoogan uga socdaa magaalooyinka Xalab iyo tuuuloyinka Idlib ee Waqooyiga Galbeed ee Suriya,dagaalkan ayaa ah midkii ugu weynaa ee mileteri oo ey qaadaan mucaaradka dalka Suriya in mudd ah. Iyadoo weli ey soo baxayaan bayaanadda ey soo saarayaan kooxaha Mucaaradka ah ee hoos taga waxa loogu yeero “Waaxda Hawlgaladda Ciidamadda” ee ku saabsan balaarinta maamulkooda iyo qaabka ey ugu wajahan yihiin duleedka magaaladda Xalab ayaa waxaa soo ifbaxay soo laabashada kooxda hubeysan ee ka hawlgala Goboladda Waqooyi-Galbeed ee dalka Suriya.
ISHA-ARABY.