ZONE-5 EE GABDHAHA KUBADA GACANTA OO SI …

GABDHAHA KUBADDA GACANTA TANZANIA.

(DAR ES SALAM)- Waxaa dalka Tanzaniya caasimadiisa Dar es Salam si habsami leh uga socdo tartanka kubadda gacanta ee gabdhaha da’adoodu ka yar tahay 17-ka sano iyo kuwa ey da’adoodu ka yar tahay 19-ka sano ee wadamadda bariga qaaradda afrika. Dalka Soomaaliya ayaa tartankaan waxaa uga qeybgelaayo laba kooxood oo gabdha ah oo cayaarayo kubadda gacanta,waxayne Soomaaliya horay uga soo adkaatay Kenya U-17,xulka gabdhaha Soomaliya ee U-19 waxaa ka adkaaday Itoobiya.

ISHA WARKA IHF.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

JARMALKA OO XABSIGA DHIGAY…

Next
Next

SOMALIA Vs ALGERIA SABTIDA.