ISKU AADKA XULALKA K/CAGTA YURUB.

thumb_286325_700_400_0_0_exact.jpg

Magaaladda Zurich ee dalka Switzerland ayaa waxaa lagu qabtay qora tuurka sida eey isugu aadayaan xulalka qaranka K/cagta ee Q/Yurub kaasoo loogu diyaar garoobaayo koobka K/cagta adduunka ee lagu qaban doono dalka Qadar sannadka 2022-ka.

Xafladda qora tuurka ayaa maanta oo siniin ah waxa eey ka dhacday xarunta xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayadoo eeysan goobjoog ka ahayn wakiilo ka socodo xiriiradda kubadda cagta ee qaaradda Yurub,waxaane qira tuurkaas lo sameeyey shan iyo konton dawladood waxaane loo qeybiyey ilaa toban wareeg( A-J ) waxaane laga rabaa ineey ka soo baxaan seddex iyo toban. XIGASHO NEW KHALEEJ.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

DHAWR IYO TOBAN JIR INGIRIIS AH OO LA HELAY.

Next
Next

GABDHA WALAALA AH WIILKOODA OO….