YAA XILKIISA KU WAAYI DOONO DAGAALKII CAWSWEYNE?

(SAWIRKA)-RW-XAMSA OO GAARAY A/YABAAL.

(A/YABAAL)-Reysal Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo wafdi balaaran ey ka mid yihiin Xildhibaano,Wasiiro iyo Saraakiil ciidan ayaa gaaray saldhiga Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed ey ku leeyihiin degmada A/Yabaal ee G/shabeelada dhexe ee DG H/shabeel,ujeedka safarka RW-Xamasa ayaa ahaay u kuur gelidda xaaladda ciidamadda xooga dalka Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugan iyo tabashooyinka ey ciidamadu qabaan,waxaane halkaasi RW-Xamsa warbixin kooban ku siiyey Taliyaha Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed S/G.Ibrahim sheekh Muxyadiin iyo Taliyaha Ciidamadda Lugta S/G.Axmed Adan. RW-Xamsa ayaa halkaasi ka jeediyey hadal kulul aadne u adkaay waxa uuna ciidamadda u balanqaaday in cabashadooda wax weyn uu ka qaban doono.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

4.3-MILYAN AYAA KU BARAKACAY GUDAHA SOOMAALIYA.

Next
Next

WAA KUMA HORJOOGAHA ISA SOO DHIIBAY SHALAY?