YAA SOO XULI DOONO SAGAALKA XILDHIBAAN EE BARLAMAANKA EAC
(SAWIRKA)-CALAMADA WADAMADA XUBNAHA KA AH URURKA EAC.
(MUQDIASHO)-Dalka Soomaaliya waxa uu Xubin buuxda ka noqday todobaadkan Ururka Ganacsiga ee Bulshada Bariga Afrika oo makala soo gaabiyo loo yaqaano EAC,Ururkaan ayey Soomaaliya ka noqotay Xubintii sideedaad waxaane horay uga tirsanaay todobo dal oo ku yaalo Bariga Qaaradda Afrika,Ururkaan ayaa leh shuruuc aad u fara badan waxaane shuruucdaas ka mid tusaale ahaan in dal walba oo xubin ka ah inuu soo magacaabo Wasiir,sagaal Xildhibaan iyo Garsoore kuwaso dalkaasi ku meteli doono Golaha wWasiiradda ee Ururka,Golaha Baarlamaanka ee Ururka iyo Maxkamadda Ururka,hadaba su’aal aad u adag aya awxaa ey ka taagan tahay yaa soo xulaayo Xildhibaanadda sagaalka ah ee Soomaaliya ku metelaayo Baarlamaanka EAC,ma waxa ey imaanayaan BJFS mase waxa ey ka imaanayaan Wsaaradaha Qorsheynta iyo ganacsiga oo iyagu arrintaan ku lug leh mase xafiisyada dalka ugu sareeyo ayaa soo magacaabaayo,Jawaabta ka akhriso Link-ga hoose.
ISHA/BBC.