XOOGAGA TIGRAY OO QABSADAY LALIBELA.

210806-lalibela-al-0559.jpeg

Wararka ka imaanaayo dalka Itoobiya ayaa sheegaayo in xoogaga tigray ineey la wareegeen gacan ku haynta magaaladda taariikhiga ah Lalibela,magaaladaan ayaa waxaa ku yaalo kaniisado la dhisay qarnigii 12-aad ilaa iyo qarnigii 13-aad,qabsashadda magaaladda taariikhiga ah ee Lalibela ayaa ah waxyaabihii ugu dambeeyey eey warbaahinta caalamka ka hadlaysay,dagaalkaan ka socdo itoobiya ayaa ahaay mid ka soo bilawday dagaalkii u dhexeeyey dawladda dhexe ee Itoobiya iyo xaagaga Tigray waxa uuna socda mudo dhan sagaal bilood waxa uuna ka dhacay xuduudka eey Itoobiya la leedahay dalalka Suudaan iyo Ertereeya,colaadaas ayaa waxaa ku dhintay kumanaan qofood halka eey ku barakeceen dad lagu qiyasay 1.7-milyan kuwaasoo hadda ku sugan xaalad bani’aadanimo oo aad u liidata.XIGASHO AFRICANEWS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DHIBAATADA ERITEREEYA KU HAYSO WADAMADDA GEESKA AFRIKA.

Next
Next

TALYANIGA OO YURUB KU CADAADINAAYO INEEY…