DHIBAATADA ERITEREEYA KU HAYSO WADAMADDA GEESKA AFRIKA.

isaias-afwerki.jpeg

Wargayska ka soo baxa dalka Kenya ee la yiraahdo Daily Nation ayaa waxa uu wax ka qoray dalka Eritrea,wargayska ayaa si aad ah uga hadlay dhibaatadda uu dalka Eritreeya ku haayo wadamadda geeska afrika sida Soomaaliya,Itoobiya,Jabuuti iyo Suudaan,sidoo kale Eritereeya ayaa waxa eey dagaal culus oo dhinaca badda ah la gashay dalka Yemen,sidoo kale Eritereeya ayaa dagaal dhinaca dhulka ah la gashay Itoobiya,Jabuuti iyo Suudaan.Eritereeya ayaa lagu eedeeyey ineey kaalmo muuqata siisay kooxda alshabaab waqti eey dagaal kula jireen ciidamaddii Itoobiya ee soo galay gudaha dalka soomaaliya si eey u kaalmeeyaan dawladdii ku meel gaarka ahayd ee hogaaminaayey AUN-C/laahi Yuusuf Axmed.XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN

Previous
Previous

TRUMP OO HADIYADO KA HELAY….

Next
Next

XOOGAGA TIGRAY OO QABSADAY LALIBELA.