XOG MUHIIM U AH CIIDAMADDA TURKIGA OO LA BIXIYEY.
(TURKEY): Warbaahinta dalka Turkiga ayaa cod dheer waxa eey ku sheegtay ineey jiraan unugyo(Cells) jaajuusiin(SPY) ah oo si qarsoodi ah cadawga dalka Turkiga ugu gudbiyey mashruuca Teknooljiyadda Turkiga ee dhinaca difaaca,unugyadaan ayaa dalka Israa’iil si hoose u siiyey macluumaadkaas waxane weli go’aan aan laga gaarin kow iyo toban qof oo Turki ah loona haysto ineey si qarsoodi ah u gudbiyeen macluumaad la xiiriiro warashadaha dalka Turkiga ee sameeyo qalabka ciidamadda.XIGASHO MEMO.