Waa kuwee wasiiradda eey taabatay wareegtadii R/W-Rooble.

IMG_4007.jpg

Tan iyo markii baarlamaanka federaalka soomaaliyeed uu kalsoonidii kala laabtay R/W-khayre bishii Juulaay-25-2020-ka lana magacaabay R/W-re ku xigeenkii inuu hawsha sii wado inta laga magacaabayo R/W-re soo dhisa xukuumad cusub ayaa waxaa bilaabatay in qaar ka mida golaha wasiiradda ee xukuumadii Khayre ineey sameeyaan magacaabid xilaal muhiim ah,wasiiradaas ku dhaqaaqay magacabidda ayaa qaarkood eey yihiin kuwa la shaqeeysto madaxweyne Farmaajo lana leh xiriir fiican taas darteedna iska sameeya wixii eey dooonaan,wasaaradaha qaarkood waxa hashooda sii wada wasiir ku xigeeno waayo waxaaba laga mamnuucay ineey soo galaan xeyndaabka madaxtooyadda waayoo waxa eey ahaayeen kuwa ugu dhaw ee xiriir la lahaay R/W-rihii lagu eryay maxaad ugu ololeynaysa doorasho dadban hadana la qaatay arrinkii isaga lagu eryey ee ahaay doorasho dadban,wasiioradda arrimaha gudaha(Eng.Sabriye),amniga qaranka(Ducaale) oo ahayeen kuwii u soo dhabar adeegay dhisida Galmudugta cusub maanta looma ogola ineey galaan xeyndaabka madaxtooyadda waayo khayre ayey ku aragti ahaayeen,hadaba waa kuwee wasiiradda si boobsiis ah xilal muhiim ah u magcaabay,wasaaradahee ayey kala maamulaan? XIAGASHO GOOBJOOGE.NET.

HALKAAN KA KAHRISO WARKA OO DHAN.

Previous
Previous

Waa maxay sababta loo xiray Ganacsade Xaaji Maxamuud Cumar Cadaan?

Next
Next

Madaxweyne Farmaajo oo lagula dhegan yahay xeerka saxaafadda.