XIZBULLAH OO SHEEGTAY INEY HAYAAN…

(SAWIRKA)-ELIZABETH TSURKOV.

(IRAQ)-Aqoonyahanada Isarel ah oo lagu waayey gudaha dalka Ciraaq horaantii sannadkan 2023-ka ayaa la soo sheegay iney nooshahay ayna ku jirto gacanta Ururka ey taageerto dawladda Iraan ee XIZBULLAH,sida laga soo xigtay xafiiska Reysal Wasaaraha Israel Netenyaho. Qofka lagu waayey gudaha dalka Ciraaq ayaa ah baare la yiraahdo ELIZABETH TSURKOV waxa eyna ka tirsan tahay machadka NEW LINE INSTITUTE,waane ardayad diyaarinayso Phd ee Jaamicadda Princeton Waaxda Siyaasadda. Gabartaan la la’ayahay ayaan laga hayn wax tafaasiil ah kuna saabsan halka ey ku sugan tahay oo sax ah iyo xaaladeeda guud.

ISHA/MEE.

HALKAAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

XEER ILAALINT OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA…

Next
Next

MUHAJIRIIN KU DHIMATAY XUDUDA YEMAN IYO SACUDIGA.