XILDHIBAAN KULANE JIIS OO LAGU DHEGAN YAHAY.
(SAWIRKA)-KULANE JIIS.
(MUQDISO)-Waxaa si aad isu soo taraayo hadaladda la xiriiro in Xildhibaan C/laahi Kulane Jiis hadana ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo hasyto dembiyo Culculus oo wada ah dil,Xildhibanka ayaa lagu soo Eedeeyey inuu ka dambeeyey dilal Qorsheysan oo ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimada ah waqtiyo kala duwan,dilalkaas ayaa waxaa ku dhintay rag masuuliyiin iyo magacba ku leh uuna ugu horeeyo Gen.Maxamed Nuur Galaal,Gudoomiyihii Gobolka Banaadir isla markaasne ahaay Duqa Muqdisho Eng.Yariisaw, Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi iyo sarlkaalad ka tirsaneed Hayadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka(NISA) oo ilaa hadda la la’ayahay raq iyo ruux halkii ey ku dambeeysay Ikraan Tahliil. Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka H/shabeele Md.Sheekh Cismaan Barre ayaa Eedeyn culus kala dul dhacay Xildhibaan Kulane Jiis,waxa uuna sheegay in shalay afka Kulane Jiis uu soo qabtay Eng.Yariisaw isaga oo iska dhigaayo nin jeceyl walaaltinimo u qaba,balse wuxuu sheeay Sheekh Cismaan Baree in Kulane Jiis uu wax ka ogaay dilka Eng.Yariisaw,eyna soo agaasimeen Kulane Jiise iyi saaxibkiis Fahad Yaasiin.
ISHA/CO.