Xildhibaan Carab…
Asc dhammaan asaxaabta,salaan ka dib waxa aan rabaa inaad ila wadaagtiin dhegaysiga video-gaan oo ah hadalkii uu barlamaanka ka jeediyey xildhibaan Xuseen Carab Ciise ahne madaxa gudiga difaaca ee golaha shacabka.Xildhibaan Xuseen waxa uu taabtay dhabta ka jirta gudaha golaha shacabka iyo gudigii isku dhafka ahaay ee loo xilsaaray arrimaha doorashadda iyo maqaamka caasimadda Muqdisho. Fadeexadda uu ka shifay xildhibaan Carab ayaa ah in Gudiga oo ka koobnaay afar qofood wada ahaayeen N/N,taasoo loo macnaysan karo wax kasta oo eey sameeyaan waxaa wax kala ogaay Farmaajo waane taas tan keentay in gudoomiyaha gudiga laga dhigo Ibraahim Isaaq yaraw marka bal ila dhegaysta hadalka xildhibaanka.