X/DHEERE OO LAGU TOOGTAY SEDDEX DHAGAR QABE.
(SAWIRKA)-MACAAWIISLEYDII REER X/DHEERE EE MADAXA KA JEBISAY DHAGAR QABAYAAL AASAAYEY MIINOOYIN.
(XARADHEERE)-Wararka ka imaanyo degmada X/dheere ee koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaayo in xoogaga degaanka ey maanta oo khamiis ah(28/9/23)-ka fashiliyeen miinooyin lala damacsanaay in lagu laayo dadka shacabka ah ee mara wadooyinka isku xira tuulooyinka hoostaga X/dheere,xoogaga degaanka ayaa arkay seddex nin oo meel ku aasaayo miinooyin waxa eyna ku rideen Qoriga loo yaqaano Sebenka waxaane goobtii ku wada geeriyooday dhagar qabayaashii aasayey miinada. Tan iyo horaantii bishaan ayey dagaaladu si xoogan waxa ey uga socdeen degmada X/dheere ee Gobolka Mudug.
ISHA/CAASIMADA.