XAQIIQADDA XUKUUMADAHA WUXUUSHTA AH EE KA JIRO ERTREA IYO ETHIOPIA.

Abiy-Ahmed-of-Ethiopia-and-dictator-Isaias-Afwerki-of-Eritrea-by-Ghideon-Musa-Aron-Visafric.jpeg

Bishii la soo dhaafay ee Maarso lix iyo labaatankeed(26/3/2021)-ka ayaa waxaa mudaaharaad lagu taageeraayo xukuumadaha ka jiro dalalka Eritereeya iyo itoobiya uu ka dhacay magaaladda San Francisco ee gobolka California ee dalka Maraykanka,banaabaxayaasha ayaa ku dhawaqayey erayo eey taagersan yihiin dawladaha Eritereeya iyo itoobiya dagaalka eey ku qaadeen gobolka Tigray waxa eeyna banaanbaxayaashu shacabka reer Tigray ku tilmaameen ineey yihiin argagixiso waajibna eey tahay in laga sifeeyo dalka Itoobiya.Asbuucii la soo dhaafay ayaa haddane waxaa magaaladda San francisco ka dhacay banaanbax kale eeyna ka qeybgaleen mawaadiniin u kala dhalatay Eritereeya iyo Itoobiya waxaane banaanbaxaas looga soo horjeedo weerarka waxashnimada leh ee lagu qaaday shacabka Tigray kuna qaadeen ciidamadda iska kaashaday ee dawladda federaalka itoobiya iyo ciidamadda dalka Eritereeya ee ka soo gudbay xuduudka xasuuqna ka geestay gobolka Tigray. XIAGSHO SAN FRANCISCO BAY VIEW.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

IMAARAATKA CARABTA OO BILAWDAY HADAF EEY ETHIOPIA IYO SUDAN UGU QEYBINAYSO AL-FASHAQ.

Next
Next

XUUTIYIINTA YAMAN OO DIGAY TURKIGA.