XAALADDA DALKA LIBNAAN OO KU SOOCTO DAGAAL.

(BEYRUUT):Kooxda Xisbulaahi ee dalka Libnaan ayaa maanta oo Sabti ah(23/10/2021)-ka sheegtay in garsoore Taariq Bitar laga saaro baarayaasha qarixii ka dhacay dekadda Beyruut bishii Agoosto-2020-kii.Ku xigeenka xoghayaha guud ee ururka Xisbullaahi Gen.Naciim Qaasim oo ka qeygelaayey xaflad qalinjebin ah ayaa yiri”Waxaa wanaagsan in garsooarayaasha baaraayo qarixii dekadda Beyruut in laga saaro Garsoore Taariq Bitaar waa haddii dalka Libnaan loo doonaayo deganaasho iyo cadaalad waayo garsoore Taariq Bitar waxa uu siyaasadeeyey baaritaan qaraxa dekadda Beyruut”.XIGASHO ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA NORWAY OO KA CABSI QABA MAR KALE INUU DHACO WEERAR LOO…

Next
Next

SOOMAALIYA OO QALAB IYO BAABUUR KA HESHAY INGIRIISKA.