DALKA NORWAY OO KA CABSI QABA MAR KALE INUU DHACO WEERAR LOO…

(HELISINKI):Hayadda sirdoonka gudaha ee dalka Norway ayaa sheegtay inuu dhici karo mid la mida weerarkii dhacay horaantii bishaan Oktobar-2021-ka kaaso ka dhacay magaaladda Kongsberg,weerarkaas ayaa ahaay mid aad u adag laysuna diyaariyo ka hortag iyo ineey dhici karto inuu dhaco mar kale mid isaga la mida kuna dhaco shacab furan sida shacab Norway.”Nuuca weerarkaan uu fuliyey shaqsi qaba jamasho deg deg ah waa u dhaca mar kale “Sidaas waxaa yiri Arne Christian oo ah madaxa hayadda la dagaalanka argagixisadda ee dalka Norway loona yaqaano ACRONMY PST ayaa sheegay hadalkaas mar uu waraysi siinaayey wargayska Aftenpost maanta oo Sabti ah(23/10/2021)-ka.Todobaadkii hore ayey ahayd markii nin ku hubaysan Qaanso iyo Falaar uu magaaladda Kongsberg ku dilay shan qofood isagiina la qabtay,ninka dilkaas gaystay ayaa u dhashay dalka Denmark waxaane lagu magacaabaa ESPEN ANDERSEN BRAATHEN waane 37-jir waxa uu hadda ku jiraa gacanta ciidamadda amaanka dalka Norway waane maxakamad suge.XIGASHO AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WAA KUMA SHAQSIGA QARAXYADA U SAMEEYO ALSHABAAB?

Next
Next

XAALADDA DALKA LIBNAAN OO KU SOOCTO DAGAAL.