UGANDHA OO EEY DOOARASHO KA DHECEYSO BERRI.
Safiirka Maraykanka u fadhiyo dalka Ugaandha haweeneyda la yiraahdo NATALIE BROWN ayaa maanta oo Arbaca ah 13/1/2021-ka sheegtay in dalkeeda(USA) uusan u diri doonin korjoogto doorashadda lagau wado ineey ka dhacdo dalka Ugaandha maalinta berri ah(Khamiis) kuna began 14/1/2021-ka,Amb.Brawn ayaa sababta ku sheegtay ineey ku wareereen nidaamka uu wax wado gudiga doorashooyibka dalka Ugaandha.
War eey soo saartay Amb.Brawn ayey ku sheegtay in 75% korjoogtada Maraykanka ah diideen iney aqoonsadaan gudiga doorashadda dalka Ugaandha. XIGASHO THE STANDARD.