WIIL SOOMAALI AH OO LAGA SOO BADBAADIYEY BIYAHA TURKIGA.
Sida eey sheegtay wakaaladda wararka dalka Turkiga ee loo yaqaano Anadolu maanta oo Axad ah 21/3/2021-ka ciidamadda ilaaladda xeebaha ee dalka Turkiga ayaa helay muhaajiriin megangalyo doon ah oo dalka Giriiga uu ku soo daadiyey badda Ijah ayagoo la soo xiray gacmaha seddex maalmood ka hor,markaas ka dib ayeey ciidamadda ilaaladda xeebaha dalka Turkiga bilaabeen ineey raadiyaan muhaajiriin kale si eey u soo badbaadiyaan waxa eeyna gaareen goobta loo yaqaano”Tasham”ee gobolka “Izmir”galbeedka.Waxaane dadka la soo badbaaiyey ka mida wiil soomaali ah oo 16-jir ah lana yiraahdo Maxamed Sayid.XIGASHO ARABPOST.